Qormooyin Maalmeedka
Advertising..
Videos
SAADO CALI
Warkii Aduunka
-
Shariif Hassan Oo Dowlada Uganda Ugu Baaqday Inuu Joojiyo Sheegashada Gudoomiyaha Baarlamaanka.
Dowladda wadanka Uganda ayaa ka dalbatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan in uu banneeyo jagadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya,xilli uu jiro khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Baarlamaanka…
-
Golaha Madaxtooyada Khaatumo State Oo Maanta si Buuxda Hawshoodii Shaqo Ula Wareegay (Daawo).
Waxaa Si rasmi ah Xilkoodii Maamul ee Khaatumo State Of somalia loogu wareejiyey Madaxda Maamulka Khaatumo State Of Somalia,waxaana Madashan Goob joog ka ahaa Isimadda Goboladda SSC Kooxda Fulinta ee…
-
Hogaamiyaha Maamulka SNM Siil-aanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici oo in mudo ahba Isla liita!!
Hogaamiyaha Maamulka SNM Siilaanyo ayaaa waxaa in mudo ahba carqaladi ka dhex taagnayd isaga iyo ku xigeeenkiisa C/raxmaan Saylici, halka ay in waqti ahba isasoo daba socdeeen. Sida laga sheegayo…
-
Xaflad lagusoo dhoweynaayo Khatumo State Oo ka dhacday magaalada Seattle.
Xaflad si heer qaran ah loosoo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Seattle Ee cariga maraykanka xafladaan oo ay ka soo qayb galeen bulsho aad u farabadan oo ka soo…
Warkii Hore
-
iidoorki shoog baa ku dhacay shuban mahiigoowe, waa niman wadnuhu shuuqayoo shiili kaga taale, waxa shiday sharciga khaatumiyo shalay go,aankiiye -By Abwaan Suusle!
Posted on January 23, 2012 | No CommentsGabay La Magacbaxay – shashafo 1 iidoorki shoog baa ku dhacay shuban mahiigoowe 2 waa niman wadnuhu shuuqayoo shiili kaga taale 3 waxa shiday sharciga khaatumiyo shalay go,aankiiye 4 shimbiraa... -
Ogaysiis Dhamaan Bulshadda Khaatumo State Iyo Soomaaliwaynta kale Ee Ku Dhaqan Wadanka Kenya Waxaa Lagu wargalinayaa Shirweyne Maalinata jimcaha Ah Ee Soo Socdo Iyo Sir Ali Muslim Clup.
Posted on January 23, 2012 | No CommentsWaxaa dhamaan jaaliyada khaatumo state o somaliya iyo dhamaan bulsho waynta soomaaliyeed lagu wargalinayaa in uu dhici doono jimcaha soo socdo shir wayne loogu dabaal dagayo maamulka cusub ee khaatumo... -
Breaking News: Banaanbax Aad u Balaadhan Oo Ka Soconaya Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Posted on January 21, 2012 | No CommentsBanaanbax aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen boqolaal dadweyne ah ayaa wuxuu ka soconayaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, banaanbaxan ayaa waxaa lagu taageerayaa maamulka cusub... -
Dhimasho iyo Dhaawac ka dhacay lascanod iyo Shacabka oo sii ballaadhiyay Mudaharaadkooda
Posted on January 21, 2012 | No Commentsmagaalada laascaanood ayaa maalintii 5aad waxaa ka soconaya mudaharaad iyo dhib ay ku hayaan maamulka snm saaka subaxnimadii ayaa waxaa isugu soo baxay magaalada lascanod shacab weynaha magaaladaas kudhaqan waxay... -
Beelwayanta Abdigaraad Ee Ku Dhaqan Kenya Oo Taageertay Maamulka Cusub Ee Khaatumo State Of Somalia Iyo Madaxda Loo Igmaday Xilka.
Posted on January 20, 2012 | No CommentsBeelwaynta abdigaraad eek u dhaqan Kenya waxaa ay aad u soo dhaweeyeen maamulka cusub ee looga dhawaaqay magaalada taleex ee taariikhiga ah iyagoona ku tilmaamay in manta bulshadaweynta deegaanada SSC... -
Damaashaadka Iyo Dabaaldegyo Ka Socda Guud ahaanba Deeganada SSC.
Posted on January 19, 2012 | No CommentsDabaaldegyo waa weyn ayaa ka soconaya Magaalooyinka maamulka Khaatumo State, kuwaasoo ay ka mid yihiin Laascaanood, Buuhoodle, Widhwidh Dharkeyn-geenyo iyo Boocame Dabaaldegyadan ayaa waxaa lagu soo dhaweynayaa Madaxda cusub ee... -
Garaadada Khaatumo Oo Taageeray Qaabka Loo Soo Xulay Madaxda Iyo Golaha Wasiirada.
Posted on January 19, 2012 | No CommentsIsimadda SSC ayaa shaaca ka qaaday in ay Taageersan Maamulka Khaatumo ee maanta lagu dhawaaqay waxana madasha ka hadlay qaar ka mid ah Isimadda sida Garaad Jamac Garaad Ismaaciil, Ugaas... -
Si Toos Ah Waxaa Hadda Lagu Dhawaaqay Tirada Golaha Barlamaanka Ay Noqon Doonaan {Live}
Posted on January 19, 2012 | No CommentsGolaha Baarlamaanka Khaatumo2 ayaa la filayaa in maalmahan soo socda la soo xulo waxaana xiligan ay ku soo baxayaan qaabka qabiilka, tiradda Golaha Wakiiladda ayaa lagu sheegay 47 xubnood kuwaas... -
Breaking News: Madaxda Iyo Golihii Wasiirada Ee Maamulka Khaatumo State Oo Lagu Dhawaaqay {Live}
Posted on January 19, 2012 | No CommentsWaxaa si toos ah u socota dhaarintii Golaha Wasiirada, Waxaa hada hadalka qaatay Pro: Cali Galaydh , asagoo hada Carrabka ku haya” wuxuu yidhi xaneey ku hadh maamulkani waa dhisan... -
Mudaharaad Balaadhan Oo Ruxay Magaalada Laascaanood Iyo Calanka Somalia Oo Ka Dhexbabaday Magaalada
Posted on January 19, 2012 | No CommentsMudaharaad aad u balaadhan oo isku ibilowmay ayaa ruxay guud ahaan magaalada Laascaanood ee Casimaada Gobolka sool. Mudaharadkan oo ay codkoda ku muujiyeen dhalinyarada iyo ardayda Schoolada aya amar kaliya...
Wararkii ugu dambeeyey
-
Wararka
Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo Khaatumo State of Somalia oo kadhacday magalada Xagardheer ee dalka kenya
No Comments -
Wararka
Waxaa la ogaysiinaya Dhamaan jaaliyada SSC ee kunool Wadanka Uk in ay kasoo qaybgalaan Xaflad Lagu taageerayo Maamul Goboleedka Khaatumo State oF somalia, Xafladaas oo kadhici doonta Magaalada London
No Comments -
Wararka
Daawo Sida ay u dhacday Magacbixintii Maamulka Khaatumo State Of Somalia.
No Comments -
Wararka
Dawladda KMG ah iyo maamulada Galmudug iyo Awdal State oo Hamabalyo u soo direy maamulka Cusub ee Khaatumo State Of Somalia.
No Comments -
Wararka
khawaajiinta galbeediyo khaadimiinta mahiigiyo khawaariij iyo shiico khumeenoo ka dambeeya by Suusle.
No Comments













