Wararka
Faalooyinka
Sheekooyinka
Gabayada
Tacsiyada
Tahniyada
Nala Soo Xidhiidh
Login
WELCOME: Riinji provides daily updated news around the world.
 Jul 24, 2008  >>Warkii oo dhan>>

Ciidamo Itobian oo gudaha usoo galay B/weyne

Waxaa saakay gudaha magaalada B/weyne usoo galay ciidamadii Itobianka ahaa eefariisinka ku lahaa duleedka magaadaasi ee xerada Jante-Kundishe

 

Xiliga Salaadu joogto meelkasta aduunka!
Country:
Qormadeena maanta iyo Calaamadaha lagu garto Qiyaamaha
  Jul 24, 2008
Halkan ka akhriso xadiiskii Nebi Maxamed CSW ee ku sheegay goorta wakhtigu soo dhawaado calaamadaha lagu garto oo maanta dhammaantood ay aragnay!!! >>Akhriso>>
 
Ciidamo ka tirsan DF oo howl-galo ka wada G/Shabeelaha Hoose.
  Jul 24, 2008
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay howlgallo ka sameynayaan Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose. >>Akhriso>>
 
Faahfaahinta kulankii Golaha ammaanka QM ee Somalia loogu hadlay.
  Jul 24, 2008
Golaha amaanka ee QM ayaa xalay oo dhan lahaa Kulamo looga hadlayey xaaladaha Soomaaliya ,ayagoo kulamadan ay ka soo qeybgaleen Mucaaradka dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.  >>Akhriso>>
 
Afhayeenka Maxkamadaha oo walaac ka muujiyey kala jabka Isbaheysiga iyo Macalin Xaashi oo u hambalyeeyay Sh. Aweys
  Jul 24, 2008
Kooxaha Maxkamadaha Islaamiga iyo Alshabaab ayaa si kala duwan oo aad u kala fog uga hadlay khilaafka iyo kala jabka soo kala dhex galay Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya, >>Akhriso>>
 
Raila woos Kenyan investors in the UK
  Jul 24, 2008
Prime Minister Raila Odinga has asked Kenyans in the Diaspora to invest locally. The Premier said the Government has created a suitable environment for foreign investors.  >>Akhriso>>
 
Laascaanood Oo bandow lagu soo rogay amaan daro awgeed
  Jul 23, 2008
Magaalada Laascaanood ayaa habeenadan gebi ahaanba bandow ahayd iyadoo ay wado kasta oo magaalada ah ay gaafwareegayaan Ciidamo Maamul;ka Somalialnd roondo ah dadkii khasab lagu kala xareeyay >>Akhriso>>
 
Sh. Aweys: Waa la eryey laba Shariif
  Jul 23, 2008
Sh. Xasan Dahir Aweys, oo ay garab kamid ah Isbaheysiga Dibu Xoreynta u magacaabeen guddoomiye, ayaa BBC u sheegay in Sh. Shariif Sh. Axmed iyo Shariif Xasan ay iskood uga tageen Isbaheysiga iyo saldhiggiisii Asmara.  >>Akhriso>>
 
ABAAR IYO BIYO YARI KU SOO FOOD LEH SOOL MARLABAAD
  Jul 22, 2008
Xogo badan oo aanu helay ayaa sheegaya inay jiraan abaaro dib ugu rogaal ciliyay qaybo ka mid ah Gobolka SOOL siiba dhinaca Hawdka >>Akhriso>>
 
TALO KU SOCOTA GOLAHA GUURTIDA ISIMADA PUNTLAND.
  Jul 22, 2008
Waxaan idiinku bogaadinaynaa talaabooyinka aad u qaadeen badbaadinta Puntland iyo go'aanada aad gaarteen.  >>Akhriso>>
 
Ilmo Mataano Ah Oo Midab Ahaan Kala Raacay Hooyo Madow Ah Iyo Aabe Cadaan Ah.
  Jul 22, 2008
Takhtar u dhashay Germany ayaa sheegay in ay dhif iyo naadir tahay inay dhacdo arrintan oo kale oo u muuqata buu yiri mid cadaalad iyo sinnaan ah  >>Akhriso>>
 
Jabuuti:Ciidamada Qaramada Midoobay waxay ka imaanayaan dalal aan kala sooc laheyn" Guddoomiyaha Golaha Dhexe
  Jul 20, 2008
Shariif Xasan Sh. Aadan Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Isbaheysiga dib u xoreynta dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada UN-ka >>Akhriso>>
 
Baladweyne: Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo laga mamnuucayo ka ganacsiga iyo cunista Khaadka
  Jul 20, 2008
Qorshe la doonayo in ka ganacsiga iyo cunista Khaadka lagu mamnuucayo ayaa waxaa uu ka socdaa xarunta Gobolka Hiiraan iyo Galgaduud, halkaasi oo ay ku sugan yihiin xoogaga ururka Al-Shabaab.  >>Akhriso>>
 
Mucaaradka dawladda ee jooga Asmara oo diiday Ciidamo & Khilaaf cusub oo soo baxaya.
  Jul 20, 2008
Kooxda Mucaaradka ee dawladda Soomaaliya qeybtooda Saldhiga ay utahay Magaalada Asmara ,ayaa waxa ay diideen heshiiskii dhawaan lugu soo saxiixey Magaalada Sanca ee dalka Yemen >>Akhriso>>
 
Tacsi:-ENG Xasan Cawad Guled
  Jul 20, 2008
War degdeg ah oo naga oo gaadhey Faliidh yale Inaa Ilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajucuun,Waxa gaadhi la gadomay Eng Xasan Cawad Guled oo ku Geeriyooday labo qof oo kalena ay ku dhawacmeen.. >>Akhriso>>
 
Maxaad Kala Socotaa Horumarka Beeralayda Buuhoodle? Ka Daawo Halkan.
  Jul 20, 2008
Xilli uu Deegaanka Buuhoodle iyo nawaaxigiisu yahay Deegaan xoolaha u wacan, noloshiisuna ku tiirsan tahay xoolahaas >>Akhriso>>
 
Gaadhigii gaar ka ahaa ee Wasiirka Maaliyiada Puntland Gaagaab oo usoo galay maamulka Somaliland.
  Jul 20, 2008
Waxaa galabta usoo galay maamulka Somaliland ee Gobolka Sool gaadhigii uu gaarka u lahaa wasiirka maaliyada maamul Goboleedka Puntland ee Somalia Maxamed Yuusuf Gaagaab >>Akhriso>>
 
Mudaharaad Balaadhan Oo La Xidhiidha Arrintii Riiga Hargeysa Oo Maanta Ka Dhacay Addis
  Jul 19, 2008
Addis-(Lug)-Mudaharaad Balaadhan Oo Saaka Ka Dhacay Caasimada Ethiopia Ee Addis Ababa,Mudaharaadkaas oo ay soo qaban  >>Akhriso>>
 
Maamulka Somalialnd oo Ciidan iyo Gadiid Garowe uga goosteen
  Jul 19, 2008
Ciidanka iyo Gadiidkan u goostay Garowe ayaa waxaa haystey Col:Dalbac oo ka soo jeeda Beelaha SSC.. >>Akhriso>>
 
Maamulka Somaliland oo Tacido kula kacaya Shacabka Laascaanood
  Jul 17, 2008
Maalmihii u danbeeyay ayaa xaalado amaan Xumo laga dareemay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ka dib markii Maamulka Somalialnd ay sifo sharci daro ah ku xidhxidheen. >>Akhriso>>
 
Adisasaba:-Xasan Daahir Afqudhac ( oo Wacad ku Maray in Dhawaan Gacanta Ku Dhigi Doonaa
  Jul 17, 2008
Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqudhac ( oo Wacad ku Maray in Dhawaan Gacanta Ku Dhigi Doonaan Gobolka Sool.  >>Akhriso>>
 
Middle East mourns fallen fighters
  Jul 17, 2008
The bodies of nearly 200 Lebanese and Palestinian fighters, returned as part of an exchange deal with Israel, are heading towards Beirut from southern Lebanon >>Akhriso>>
 
Kulan lagu lafagurayay arimaha Gobolka Oo Ka Dhacay Badhan (Daawo)
  Jul 17, 2008
Kulan balaadhan oo lagu lafa gurayay arimaha Gobolka Sanaag ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Badhan ee xarunta Gobolka, waxana joogay kulankaasi joogay wasiiro xildhibaano iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka Booliska Ururada Haweenka, iyada oo dhamaan halkaasi hadalo laga soo jeediyay  >>Akhriso>>
 
Graft: Raila, Karua attack own government
  Jul 17, 2008
Prime Minister Raila Odinga and Justice Minister Martha Karua on Wednesday tore into the anti-corruption policy of the very Government they serve. By the virtue of their positions, the statements only added to the confusion that has characterised the war on corruption.  >>Akhriso>>
 
Tartanka Bijiin 2008 ee ciyaaraha Olombikada Addunka oo la Isku heysto ciidi Somaaliya uga qeyb geli laheyd
  Jul 16, 2008
Dood iyo is jiid jiid xoog leh ayaa ka socota safaarada somaalida ee Itoobiya ay ku leedahay ka dib markii la isku qabtay ciidi somaaliya ugu qeyb geli lahyed ciyaaraha oradada Olombikada aduunka ee Bijiin 2008.  >>Akhriso>>
 
 

Maqaalada Riinji
Halkan ka dhageyso
 General Cabdulaahi Axmed Jaamac (ilka jiir) oo usharaxan Madaxweynaha Puntland May/27/2008
 Cali Axmed Gangeli: Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Soomaaliya April/16/2008
 Dhegayso Waraysi Shabakada Lasanod La Yeelatay Caaqil Saciid Cashuur Abyan March/28/2008
 Mudane M M Khawi Waraysi uu Siiyey Xargaga Online Feb/5/08
  Dood Dhex Martay Mudane Cawil Cabdi Dhiif iyo Xubin kamid ah Jaaliyada Gobolada W/Galbeed Jan/15/08
 Washington DC: Bannaanbax ka Dhan ah Gooni Isu-taagga Somaliland
 Muddane Cali Axmed Jaamac: Wasiirka Arimaha Debada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah oo waraysi ka bixiyey Qorshaha Wasaaradiisa

Xayeysiiska Riinji