|
Tacsi ku socota Qoyska uu ka geeriyooday Shiikh Mohamed Shiikh Cumar
Jul 29, 2010
Anigoo ku hadlaya magaca beesha cabdigaraad iyo kan reer xaaji ismail waxaan tacsi u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geediyooday shiikh Mohamed shiikh cumar waxaane leeyahay ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo waa uu naga wada dhintaye
Tatsida ayaa waxaa diraya
Xildhibaan cabdiraxmaan xaaji ismail
ilaahya waxaan uga baryayaa in ilaahya janadii fardowsa ka waraabiyo sheekha xisaabta khabrigane ilaahay ha u fududeeyo koyskiisane samir iyo iimaan ilaahya ha ka siiyo Aamian Aamin Aamin
|