Isimada SSC ee shirku uga socday degmada Buuro Wadal ayaa waxa ay soo saaray Go’aamada Kasoo baxay shirkooda-
Feb 08, 2010
Go’aamada iyo Nuxurka kasoo baxay shirkii isimada ayaa u dhignaa sidatan:- >>Akhriso>> |
| |
Warar Hor leh oo ka soo baxay Qaraxii ka dhacay Hotalka Xamdi.(Warbixin Xasaasi
Feb 08, 2010
10Mar aan aanu xidhiidh kala duwan la samaynay Masuuliyiin ka tirsan maamulka hada ka talaya magaalada lascanod, ayaa waxay noo sheegeen in qaraxii ka dhacay magaalada Lascanood taariikhu markay ahayd 03/02/2010 in uu ahaa mid laga soo shaqeeyay, balse ma aysan carabaabin cida soo abaabushay.
>>Akhriso>> |
| |
Hoggaamiye Dr. Saleebaan Xaglatoosiye Oo Si Kulul Uga Hadlay Isla Markaana Camb
Feb 07, 2010
Hoggaamiyaha Badbaadada iyo Midaynta SSC Soomaaliya Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa si kulul uga hadlay isla markaana cambaareeyey Xadhiga, dilkii iyo Tacadigii ka dhacay Magaalada la haysto ee Laascaanood. Shir jaraa'id oo uu ku qabtay....
>>Akhriso>> |
| |
Kacdoonka Laascaanood Ka Dhacay Maanta (Daawo)
Feb 07, 2010
Halkan ka dawao mudaharaadkii shalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool >>Akhriso>> |
| |
in ka badan todobaatan mudaharadayaal ah oo loo dhaadhiciyey Jeelka Caynabo
Feb 06, 2010
Maamulka Somaliland ee qaska ka wada magaalada Laascaanood ayaa shalay xidhxidhay dad badan oo ka mudaharaaday Xadhigii Macalimiintii Maxadka XASAN CAWAD. >>Akhriso>> |
| |
Tuulada Buura wadal oo ay ka dhacday xaflada balaadhan oo looga arinsanayey arinta beesha SSC Sawiro
Feb 06, 2010
Xaflad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen gabdhaha jaaliyadda reer sool iyo kuwa gudaha oo ku sugan garoowe ayaa waxay ka dhacday tuuladda buurawadal ee ay ku sugan yihiin isimadda reer sool, xafladaas oo ay u jeedadeedu ahayd soo dhowaynta ka tashiga dahana SSC.
>>Akhriso>> |
| |
Magaalada Laascaanood oo qafaal xun loo gaystay wadaadada iyo macalimiinta
Feb 06, 2010
Magaalada Laascaanood ayaa saaka ku waabariisatey Ciidan noocyo kala duwan ciidankaas oo xidhxidhayey dhammaan goobaha waxbarashada Iyo dhamman Barayashii Magalada Laascaanood >>Akhriso>> |
| |
Waxaa dhamaan Gabdhaha iyo Dhalinyarada kasoo jeeda deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn
Feb 04, 2010
Waxaa dhamaan Gabdhaha iyo Dhalinyarada kasoo jeeda deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku dhaqan gobolka MN lagu war gelinayaa inuu dhici doono shir muhiim ah oo lagaga hadli doono danaha goboladaa kor ku xusan.
>>Akhriso>> |
| |
Warbixino dheeraada ayaa ka soo baxaya qaraxii habeenimadii xalay ka dhacay magaaladda Laascaanood
Feb 04, 2010
Wiil dhalinyaro lagu tilmaami karo ayaa habeenimadii xalay qar aan lala gaadhin meeshii lala rabey ka dhacay bariga magaaladda Laascaanood isagoo >>Akhriso>> |
| |
Kenya oo xiratay Xuduudeeda, kadib codsi Dowladda uga yimid si ay ula dagaalanto Mucaaradka
Feb 04, 2010
Dowlada Kenya ayaa ku dhaqaaqday codsi kaga yimid Dowladda KMG ah ee Soomaaliya kaasi oo ku aadanaa in dowlada Kenya ay xirto xadka ay la wadaagto Soomaaliya si ay ugu soo talaabin Al Shabaab.
>>Akhriso>> |
| |
Hogganka badbaadada iyo midaynta SSC maxaa ku soo kordhay
Feb 04, 2010
Saddaxdii maalmood ee ugu danbaysay ayaa laga dareemayaya xafiiska hoggaanku uu ku leeyhay magaalada Nairobi shirar is daba jog ah ku waasoo oo dhexmarayay gudiga jaaliyada iyo odayaal iyo wax garad kale oo dhamaantoo la kul mayaya hoggaamiye ku xigaynka hoggaanka Col cali xasan ahmed (cali sabareey ) >>Akhriso>> |
| |
Bam Gacmeed qof ku qaraxday iyo warar kale
Feb 03, 2010
Warar nagasoo gaadhaya magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in qarax xoogani ka dhacay gudaha magaaladaas.
>>Akhriso>> |
| |
Nin 24 Yaxaas Guri Ku Heysta
Feb 03, 2010
Shaun Foggett oo 30 Jir ah una Dhashay Dalka Ingiriiska waxa uu Beerta yar ee Gurigaasa ku taala ku haystaa 24 yaxaas ee nooca loo yaqaan Alligators-ka iyadoo ay la nool yihiin Gacalisadiisa Lisa Green Oo 29 Jir Ah, >>Akhriso>> |
| |
Wafdigii dowladda uga qeyb-galay shirka Midowga Afrika oo ku sii jeeda mag. Nairobi
Feb 03, 2010
Wafdi uu hogaaminayo m/weynaha Somaliya Shariif Sheekh Axmed oo magaalada Addis Abeba uga qeyb-galay shirka 14-aad ee Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay u duulaan xarunta dalkaasi Kenya ee Nairobi.
>>Akhriso>> |
| |
Wararkii ugu dambeeyay dabkii Suuqa Bakaaraha iyo Alshabaab oo Ciidamo fara badan geeyay.
Feb 03, 2010
Xaalada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa maanta degan, kadib dab qasaare badan geystay oo xalay ka kacay qeyb ka mid ah Suuqa, iyadoo dabkana uu baabi'iyay hanti badan oo ay lahaayeen Rag ganacsato ah.
>>Akhriso>> |
| |
Xidhiidhka riyaale iyo faroole, xoriyad la'aanta shacabka laascaanood, iyo xil gudasho la'aanta siyaasiyiinta udhashay d
Feb 02, 2010
Waxaa maanta meelkasta oo ay joogaan bulshada udhalatay deegaanka ssc aynu lawada soconaa xaalada maanta kajirta dhulkii sharafta iyo karaamada lahaa ee la odhan jiray dhulkii gumaysi diidka ee daraawiisheed. kuna caan baxay calaada, nabada,iyo sinaanta aan guurin.
>>Akhriso>> |
| |
Sir culus oo laga helay Maamulka Somaliland
Feb 02, 2010
Dheeho Liiska Beelaha Bari ee Qoraalka Dhagarata Xamaarsan u Soo dirtay Dhancadde >>Akhriso>> |
| |
Dabadhilifyada u adeega riyaale oo ay horkacay Sirdoonka itoobiya iyagoo keenay Magaalada L/caanood.
Feb 02, 2010
Daba dhilifyada ay ku adeegtaan soomaalidiidka Hargaysa iyo Dawladda Itoobiya ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay, ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, >>Akhriso>> |
| |
Urur Goboleedka IGAD oo ugu baaqday Dowladda KMG iyo Ahlu Sunah in ay wada hadlaan
Feb 02, 2010
Kulan aan caadi aheyn oo Golaha wasiirada Urur Goboleedka IGAD ku yeesheen Magaalada Addis Ababa ayay qodobo badan oo quseeya Arrimaha Soomaaliya uga hadleen.
>>Akhriso>> |
| |
Qurbajoogta Beesha Nuur Axmed Oo Cambaareeyey Kulankii Tukaraq Ku Dhexmaray Puntland Iyo Somaliland-
Feb 01, 2010
Annagoo ku hadlayna magaca jaaliyadaha qurbajoogta Nuur Axmed ee ku dhaqan aduunka daafihiisa, waxaanu si aada u cambaaraynaa falkii foosha xumaa ee ay ku kaceen.. >>Akhriso>> |
| |
Diyaarado meleteri joog hoose ku socda oo dulheebaabayey saacadii ugu danbey Beledweyn.
Feb 01, 2010
Wararka laga helayo magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarado nooca ACda ah oo ku socda joog hoose in saacadihii ugu danbeeyey ay dul heebaabayeen magaalada Beledweyn kuwaasi oo walaac ku abuuray dad deegaankaasi.
>>Akhriso>> |
| |
Dhegayso: Aqoonyahano Reer SSC Oo Ka Doodaya Go'aamada Laga Filayo Shirka Isimada Ee Holhol(Maqal)-
Feb 01, 2010
Shabakadda LASANOD waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa barnaamij dood ah oo ay ka qayb galeen aqoonyahano u dhashay deegaanka SSC. >>Akhriso>> |
| |
Ghana 0–1 Egypt: Pharaohs lift title for third time in a row at Blackstars’ expense
Jan 31, 2010
Geddo’s brilliance allows Pharaohs into the record books with AFCON threepeat >>Akhriso>> |
| |
Boosaso oo si xowli uga socda dilalka qorsheysan iyo Gudoomiyihii Ardayda Puntland oo xalay lagu dilay
Jan 31, 2010
Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari iyo magaalooyinka kale ee ay maamusho Puntland ayaa waxaa si xowli ah uga socda dilalka qorsheysan ee lagu haayo saraakiisha, mas'uuliyiinta, xildhibaanada, iyadoo haatan ay ku soo biireen dilalkan dadka bulshada waxgalka u ah.
>>Akhriso>> |
| |