Maqal iyo Muuqaal
-
General Cabdulaahi Axmed Jaamac (ilka jiir) oo usharaxan Madaxweynaha Puntland May/27/2008

-
Cali Axmed Gangeli: Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Soomaaliya April/16/2008

-
Dhegayso Waraysi Shabakada Lasanod La Yeelatay Caaqil Saciid Cashuur Abyan March/28/2008

-
Mudane M M Khawi Waraysi uu Siiyey Xargaga Online Feb/5/08

-
Dood Dhex Martay Mudane Cawil Cabdi Dhiif iyo Xubin kamid ah Jaaliyada Gobolada W/Galbeed Jan/15/08

-
Washington DC: Bannaanbax ka Dhan ah Gooni Isu-taagga Somaliland

-
Muddane Cali Axmed Jaamac: Wasiirka Arimaha Debada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah oo waraysi ka bixiyey Qorshaha Wasaaradiisa

-
Xoriyadii Somalia iyo Taariikhda Daraawiish 1899-1921

-
C/llahi Cadow : Waraysi VOA (Soomaaliya Meeshii Ugu Xumeyd Ayey Mareysaa) Dec/08/2007

-
M/weynaha Soomaaliya, C/llahi Yusuf (Caafimaadkiisa) waraysi gaar ah oo uu siiyey VOA Dec/06/2007

-
M/weynahii Hore ee Puntland Mudane M Cabdi Xaashi oo BBC waraysi kala yeelatay xaalada Magaalada L/Caanood Oct/26/2007

-
M Cabdi Xaashi: M/weynihii Hore Puntland iyo Wasiir kamid ah M/mulka W/Galbeed (L/anod) Oct20/07

-
Xaabsade: Maamulka Cali Sandule tayo La'aan iyo Reer Sool Qaxa Waxay uhaystaan Fantasiy.

-
Mudane C/nuur Cilmi Maxamed (Biindhe): Duulaanka Beelaha W/Galbeed Waynu is naqaan waana inoo dagaal

-
Ismaaciil Ibraahim Ducaale (Aftaag):- Waraysi Qiimo Badan oo Radio L/caanood layeeshay.

-
Radio L/anod Sannad Guuradii 6aad: Halakan Kadhageeyso Suaalihii Dadweeynahu ay wey diinayen Agaasimaha Rl Lascaanood 1aad

-
Radio L/anod Sannad Guuradii 6aad: Halakan Kadhageeyso Suaalihii Dadweeynahu ay wey diinayen Agaasimaha Rl Lascaanood 2aad

-
Radio L/anod Sannad Guuradii 6aad: Halkan Kadhayeyso Hadaladii Agasimayaasha puntlaan Oo lagala soo Qabgalay

-
Su'aalihii ay weydiiyeen Soomaalida degen Dalka UK, M/weynaha Dalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf. Xigasho Hornafrik

-
Waxaa Noo Suurto gashay in aanu Khadka Taleefanka kula Yeelano Waraysi Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta DKS Mudane Cali Axmed Jaamac Jengeli wuxuuna u dhacay sidan Xigasho WidhWidh Online

Warka Madaxdiisii
- Saddexsii masuul ee ugu sareeyey Dawlada Federalka oo Baydhabo si wada jir ah u yiomid maanta
- Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo cadeeyay in Magaalada Kismaayo ay isku heystaan Beesha Daarood.
- Russia recognises the independence of South Ossetia and Abkhazia.
- Diyaarada lagu soo rasaaseeyay magaalada Kismaayo oo ka soo degtay Garoonka KM 50 ee Gobolka Sh/hoose.
- Wako’s verdict on poll crimes
Faalooyinka
- Abaaqaroow
- Afnugaal
- Aljazeera
- Allcagaaran
- Allcayn
- Allgedo
- Allmudug
- Allpuntland
- Allsanaag
- Allsbc
- Allwariye
- Amin Amir
- Ashar Alawsat
- Badhanonline
- Barbari Ubadka
- Baydhabo
- BBC Somali
- Biyokulule
- Boocame
- Borama
- Buuhoodlemedia
- Buurtinle
- Cakaarra
- Calanka
- Carmooyin
- Casuura
- Caynaba
- Ceegaag
- Dahabshiil
- Dailysomalia
- Danowadaag
- Deegaan News
- Deeyoo
- Dhahar
- Dhahar Online
- Garowe Online
- Gedonet
- Godeynews
- Golkhatumo
- Goobjoog
- Hadhwanaagnews
- Halgan.net
- Harowo
- Hiiraan
- Hobyonet
- Holhol
- Hornafrik
- Horseednet
- Horufadhi
- Idamaale
- Jamhuuriya
- Jidbaale
- jowhar.com
- Kafaalo Org
- Lasanod
- Lughaya
- Madaxtooyada
- Manshallah
- Marka Cadey
- Mudug Online
- NSPU
- NSUM
- Nugaal University
- Puntlandpost
- Qaadisiya
- Qaran News
- Qaran Radio
- Radio Buuhoodle
- Radio Daljir
- Radio Free Somalia
- Radio Horyaal
- Radio Kismaayo
- Radio L/canood1
- Radio Ogaal
- Radiogarowe
- Radiohormuud
- RadioWaabari
- raysmedia.net
- Shabelle
- shirqool.com
- Somalitvworld
- Somaliweyn
- SSHDA
- Suugaan
- SVO (NGO)
- Un Nations News
- united arab emirates
- US Department
- VOA Somali
- Waaga Cusub
- Wardheernews
- White House
- Widhwidh
- www.raysmedia.net
- xaadhadhan
- XamarNet
- Xargaga
- Xogside
Website Links
RAADRAACA Taariikhdii Soomaaliya
Qore: yaasiin
Soomaaliyee Akhristoow hadaad tahay aqoonyahan waxbartay ama Eebe ku siiyay caqli suuban oo aad ku fekerto kuna kala garato ,wanaaga iyo xumaanta, iftiinka iyo mugdiga, dhererka iyo gaabnida, kunka iyo kowga IWM. Ma is tiri marna dib ujaleec, ama baar asalkoodii meesha ay ka yimaadeen ama ay ka uun-kameen ummadda ku nool geeska Afrika (qoowmiyada Soomaaliyeed) . Uunkaan dhaca, boobka, bililiqada, kufsiga, ummulo dooxa, bareer u dilida bir-mageydada iyo maatolayska caadaystay . Uunkaan beenta, muranka iyo hagagu madax maray. Uunkaan yar iyo weyn, caruur iyo cirroole qof kasta oo ka mid ah qumanihiisu qoorta ugu jiro. Uunkaan xiqdiga, xaasidnimada iyo xaaraanta xalaalaystay. Uunkaan aan garqaadan, garashadii wanaaguna ka suushay. Uunkaan ay ummadihii aduunku ku jaha wareereen wax afgartana la waayay. Uunkaan la leeyahay waa isku isir oo aabe quraa wada dhalay, hadana qofna sheegi karin meesha ay ka soo farcameen oo isku aabe ku noqdeen. Uunkaan la leeyahay waa isku Diine maxaa isku diray?, hadana islaanimadoodu ayna ka muuqan qaab dhaqankooda iyo ficilkooda toona! Uunkaan la leeyahay waa isku Af (luuqad) ee may is afgartaan hadana qaabkii adeegsiga ereyadu ka lumen: ( wanaaga- xumaan ayay u yaqaanaan). Alleylehe Haa, Haa-------wax badan ayaan is iri baar oo runta soo bandhig. Akhristoow hadii aad milicsato degaanka Uunkaas ku noolyahay ee geeska Afrika ku yaal min Raas caseyr ilaa Raas keynbooni, ma jirtaa meel ayna saameyn aafadii laabaatankii sano ee la soo dhaafay?. Araagtidaydu waaa maya! waxaana filayaa in aad ila qabtid.
Siirigii qiyaamaa Soomaali idilkeed subax loo afuufoo
Qaar rasaasi solot iyo, Qaar lixaadkii seegoo
ka idlaatay so'dii, Ceyr salaqsaneeysoo
seedo iyo laf kaliya ah, saan saloogan baa haray.
Meelkasta waxaa taagan Agoontii iyo Rajadii waalidkood la laayay. Meel kasta waxaa tuban Ooriyihii ragoodii la aasey iyo hooyooyinkii ubadkoodii la xasuuqay, gabdhihii la kufsaday mustaqbalkoodii iyo sharaftoodii la kala dhantaalay. Dhalinyaradii rag iyo dumar rajadoodii adduunku madoobaatay oo mukhaadaraad wehel mooday, oo ku meehanaabaya meel xun iyo waxaan munaasib ku ahayn, kama hadlayo kuwa qaxootinimada miciinsaday oo dagaaga ku ah dunida oo idil(Asia, Amerika, Europe, Australia & Afrika ).
Markaad ka bogato tusaalahan hordhaca ah ee Qoowmiyadaan ayaanka daran ma dhaaday qotada iyo dhumucda ay leedahay dhibka ay isku geysteen ayagoo adeegsanaya QABIIL!!!!QABIIL!!?QABIIL?. Uunkaan dhegaha la'a . Waa qabiil qabiil waxa nadaashaday oo qoowmiyadeenii iyo qaranimadeeniiba baabi'yey. Maahmaah Soomaaliyeed ayaa oraneysa WAR LA HELAA- TALO LA HELAA. Mar hadaan isku raacney in cadowgeena yahay qabiil, waa in aan ku heshiinaa qaabkii aan ula dagaalami laheyn si wada jir ah.
ILA SOCO WAX BADANA WAAN IDIIN OGAHAY!
Taariikhdii GEN: MAXAMED SIYAAD BARRE
bye Riinji News