|
Xildhibanadii laga soo saaray Puntland oo lagu soo dhaweeyey Buuhoodle
Jul 29, 2010
Riinjinews(Buuhoodle):-Saddexdan Xildhibaan oo xalay ku sugnaa Tukaraq ayaa u mababaxay Xarunta Dib u xoraynta iyo Midayna ee Hogaanka SSC Magaalada Buuhoodle halkasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey
Xildhibaanada ayaa waxaa weheliyey Ciidan ka soo raacay Tukaraq ku waasi oo si diiran loogu so dhaweeyey Buuhoodle.Soo dhawaynta Xidhibaanaday ayaa waxaa ka qayb qaatay Hogaanka SSC,Isimo iyo Shacabka reer Buuhoodle.
Imaatinka Xildhibaanada Buuhoodle ayaa muujinaya sida ay uga qayb qadanayaa Dib us oo celinta SSC.
WIXII SOO KARDHA KALA SOCA RIINJI
|