Maqal iyo Muuqaal

 
 

Bogaan waxaanu idiinku soo bandhigi doonaa heesaha casriga ah iyo kuwii horeba. Iyadoo la isku habayn doono fanaankastaba heesihiisa oo dhan. Tani waxay u baahan tahay wakhti aanu ku soo ururino heesaha waxaanu heli karno, isla markaana u samayno hab lagu kaydiyo, idina idiin fududeeya baadhistooda iyo dhageysigoodaba.