Wararka
Faalooyinka
Sheekooyinka
Gabayada
Tacsiyada
Tahniyada
Nala Soo Xidhiidh
Login

FAALO: Maamul Xumi waxuu ku dhaxalsiiyaa Dawlad la'aan, shacab xumina waxuu horseed u yahay dawlad xun
  Sep 18, 2008
Shacabka reer Puntland (dibad & gudaba) ayaa aad uga walaacsan xaaladda gobolka (dhan walba) oo sii xumaanaysa iyo awooda maamulka oo aad u liicsan >>Akhriso>>

 

Taariikhdii GEN: MAXAMED SIYAAD BARRE
 Anglefire.com May 10, 2007
Soomaaliyee Akhristoow hadaad tahay aqoonyahan waxbartay ama Eebe ku siiyay caqli suuban oo aad ku fekerto kuna kala garato ,wanaaga iyo xumaanta, iftiinka iyo mugdiga, dhererka iyo gaabnida, kunka iyo kowga IWM. Ma is tiri marna dib ujaleec, ama baar asalkoodii meesha ay ka yimaadeen ama ay ka uun-kameen ummadda ku nool geeska Afrika (qoowmiyada Soomaaliyeed) . Uunkaan dhaca, boobka, bililiqada, kufsiga, ummulo dooxa, bareer u dilida bir-mageydada iyo maatolayska caadaystay . >>Akhriso>>

 
  1 of 1   
 


Riinji Top New
Wararkii ugu dambeeyey:
Hambalyo iyo Ciid wanaagsan 
HAMBALYADA CIIDKA 
Sawirka maanta waa Laascaanood ay ku hardamayaan Hogaanka SSC Iyo Maamulka Somaliland 
Laascaanoood oo Siwayn looga dareemayo u Diyaar garowga Maalinta Ciidul Fidrida 
Maalinta Jimcaha oo beri ayaa Islaamku isku raacay in ay tahay Ciid