|
Hambalyo iyo Ciid wanaagsan
Sep 09, 2010
Maamulka iyo Hawlwadeenada Riinji.com waxay halkan idinku soo gudbinayaan Hambalyo iyo Ciid wanaagsan,waxaanuna ilaahay ka baryeynaa in uu inaga aqbalo cibaadadii bisha Ramadaan sannadka dambena inagu gaadhsiiyo barwaaqo iyo bashbash >>Akhriso>>
|
| |
|
HAMBALYADA CIIDKA
Sep 09, 2010
Maareeyaha Guud ee Xawaaladda iyo Sarrifka ee Shirkadda Dahabshiil, Mudane Cabdiraxman Cali Cabdi, oo kulan saxaafadeed Xafiiska ku qabtay Khamiistan, uu isaga oo ku hadlaya magaciisa, afka Maamulaha Guud ee Shirkadda iyo Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, hambalyo kal iyo lab ah oo ah tii Islaamka u kala diray dhammaan ummadda Islaamka ee ciidaysa, dhammaan macaamiisha qiimaha badan ee Shirkadda Dahabshiil, Hawlwadeennada Shirkadda iyo guud ahaanba Wakiillada Shirkadda meel kasta oo ay joogaanba. Waxana uu yidhi:
>>Akhriso>>
|
| |
|
Sawirka maanta waa Laascaanood ay ku hardamayaan Hogaanka SSC Iyo Maamulka Somaliland
Sep 09, 2010
Sawirkan ayaa waxa sawiray Cabdul Arts,Sawirkan ayaa ah mid xamabaarsan waxyaalo badan oo kala sida Laascaanood oo noqotay Meel had iyo jeer la isku haysto oo dadkeedu aysan ka nasan qax iyo tacadiyo >>Akhriso>>
|
| |
|
Laascaanoood oo Siwayn looga dareemayo u Diyaar garowga Maalinta Ciidul Fidrida
Sep 09, 2010
Laascaanood(Riinji.com)Iyadoo lagu guda jiro Maanlinti ugu danbeeyey ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Muslimiinta adduunku siwayn Bisha Ramadaan u soo dhamaysteen ayaa dhinaca kale magaalada Laascaanood Waxa haatan laga dareemayaa u diyaar garowga Maalinta Ciida oo lagu Wado inay Noqoto hadii ilaahay Idmo Khamiista ah, >>Akhriso>>
|
| |
|
Maalinta Jimcaha oo beri ayaa Islaamku isku raacay in ay tahay Ciid
Sep 09, 2010
Maalinta Jimcaha oo noqtay maalinta Ciidulfidrida kadib markii aan Caawa laga arag bishii Dunida Islaamka
>>Akhriso>>
|
| |
|
Bixinta Fidirada
Sep 09, 2010
Fidrada waajibnimadeeda waxa cadayn u ah
Ibanu cabaas wuxuu yiri (alaha ka raali noqdo)nabiga CSW wuxuu nagu waajibiyay fidrada wuxuuna yiri waxay daahirinaysaa qofki soomanaa qaladyadi ka dhacay sida hadaladii macna la'aanta ahaa iyo caayda iyo wixii la mid ah.(1) >>Akhriso>>
|
| |
|
Dawladda Hoose oo Ka guddoontey Shirkadda Dahabshiil Deeq Mug leh
Sep 09, 2010
Shirkadda Dahabshiil oo ku Wareejisey Dawladda Hoose ee Hargeysa 70 Foosto oo Daamur ah, Bixiseyna 20 Iska Rogo oo Nadaafadda Caasimadda ah >>Akhriso>>
|
| |
|
Qolfoofkii dadkii hore ee dhaadheeraa oo laga helay Sucuudiga
Sep 08, 2010
Waxa Dhawaan meel ka mid ah saxaraha way nee dalka Sucuudi arabiya ku yaala oo shidaal laga baadhayay laga helay, qalfoof aad uga yaabiyay kooxihii baadhitaanka waday, kaas oo ah qalfoof dad hasa yeeshee dherarkiisu sadex jeer ka dheer yahay ka dadka dunida ugu dheer. >>Akhriso>>
|
| |
|
Dadka Rer Nairobi Oo u Diyaar Garoobaya Maalinta Ciida
Sep 08, 2010
Waxaa laga dareemayaa suuqa islii u diyaar garow xoogan o ay dadku ugu jiraan maalinta ciida ah.
>>Akhriso>>
|
| |
|
Ilaa 230 ayaa dhintay laba toddobaad
Sep 08, 2010
Hayadda qaxootiga ee qaramadda midoobay UNHCR ayaa sheegtay in in ka badan laba boqol iyo soddon qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay muqdisho ee u dhaxeeyay Dowladda iyo maleeshiyooyinka islaamiyiinta, labadii toddobaad ee la soo dhaafay.
>>Akhriso>>
|
| |
|
SAWIRKA MAANTA:-Muuqaalka idiin muuqda waa Ciidamadadii Gumaystihii Ingiriiska iyo Huwantii la dagaalamay Darawishtii
Sep 07, 2010
Duqayntii Taleex iyo Markii la jebiyey Daraawishtii ,Waxa dhacay miyaad ogtahay?mase lagaga sheekeeyey? imisaa ku nafwaayey? imisaa Gumaystihii kaxaystay oo adoonsaday?
>>Akhriso>>
|
| |
|
Guurtida Somaliland oo maantA kordhiyey mudadii Guurtida ,Wakiilada iyo Deegaanka
Sep 07, 2010
Hargeysa(Riinji.com)Golaha Guurtida Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel-mariyey Muddo Kordhinta Golaha Barlamaanka [Guurtida Iyo Wakiillada] Iyo Deegaanada >>Akhriso>>
|
| |
|
Xulka Qaranka 17 Jirada Soomaaliya oo laga Badiyay ciyaartii ay la yeesheen Masar
Sep 07, 2010
Waxaa Magaalada Qaahira ee dalka Masar ka dhacday ciyaar dhex martay xulalka 17 jirada Soomaaliya iyo Masar oo ka mid aheyd laba ciyaarood oo ka mid ah Ciyaaraha Isreebreebka Caf ee qaarada Afrika oo ay wada yeelanayeen todobaadkaan waxaana soo wajahaday Xulka Soomaaliya Guurladarradii ugu horeysay oo uu kala kulmay Xulka Masaarida >>Akhriso>>
|
| |
|
Shirkada Daallo Airline Waxa Ay Ku Wargalinayaa Dadka Raba In Ay Soo Gutaan Xajka In Ay....
Sep 07, 2010
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha Reer Laascaanod ee jecel in ay soo gutaan waajibaadka xajka inay bilowday shirkada Daallo Airlines qabashada Dhokumentiyada (Documents)-Xajka ee Sanadkan 2010 >>Akhriso>>
|
| |
|
Khilaafka Sharmarke iyo Shariif
Sep 07, 2010
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa soo ifbaxayay khilaaf u dhexeeya Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Raiisul Wasaaraha Cumar Cabdirashiid Sharmarke >>Akhriso>>
|
| |
|
Hogaanka SSC oo heshiisiiyey Col Keyse iyo Mustafe Galaal
Sep 06, 2010
Buuhoodle(Riinji.com):-Kayse Cabdi Yuusuf iyo qoyska reer Galaal oo mudo haatan laga joogo labo sano iyo dhawr bilood ay mashaqo uu ku geeriyoodey Shiine Galaal ku dhex martey Magaalada Widhiwdh iyagoo markaasi kala taageersan Puntland iyo Soomaliland ayaa waxaa haatan heshiiskooda buddhige u noqdey SSC >>Akhriso>>
|
| |
|
SAWIRKA MAANTA:(Midig) Koofil oo hub u qeybinaya Soomaalidii Ingiriiska taageersanayd. (Bidix) Taleex oo la duqeeyey
Sep 06, 2010
Richard Corfield oo Soomaalidu u taqaano “Koofil” oo ay Daraawiishtu dishey sannadku markii uu ahaa1913, ninkaas oo ahaa taliyihii ciidamadii gumaysiga Ingiriiska. Koofil ayaa waxaa lagu aasey maydkiisi Dooxada Dul-Madoobe oo ku taala Gobolka Sool dhinaca Nugaasha.. >>Akhriso>>
|
| |
|
Saaka Iyo Suuqyada Laascaanood
Sep 06, 2010
Waxaa laga dareemayaa suuqyada magaalo madaxda gobalka Sool u diyaar garowga maalinimada ciida oo ay maalmo yar ka hadhsan yihiin waxaana aad mashquul u ah Suuqa wayn ee Laascaanood. >>Akhriso>>
|
| |
|
WAR DEG DEG AH: Taliyaha Saldhiga Biyo Kulule Dhoonge Xassan Xaaji oo lagu toogtey magaalada Boosaaso bartamaheeda
Sep 06, 2010
Taliyaha Saldhiga Biyo Kulule ee magaalada Boosaaso Dhoonge Xassan Xaaji ayaa waxaa lagu toogtey magaalada Boosaaso iyadoo aanan la aqoon heybta cida dishey. >>Akhriso>>
|
| |
|
Israel oo Duqaysay Marinka Qasa
Sep 05, 2010
Diyaaradaha dagaalka ee israel ayaa weerar la beegsadey Koonfurta marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta. Laba qof ayaa ku dhimatay weerarkaas, sida laga soo xiganaayo goobaha caafimaadka iyo hay’adaha amniga. >>Akhriso>>
|
| |
|
Xaflad loo qabtay arday ka qeyb gashay tartan quraan
Sep 05, 2010
xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu gudoonsiinyay arday ka qeyb gashay tar-tanka Quraanka Kariimka ayaa luga kala qabtay masjidul jaamaca iyo machadka khadiija ee magaalada laascaanood >>Akhriso>>
|
| |
|
dad lagaga shakiyey shabab oo Burco lagu xiray
Sep 05, 2010
Magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer waxaa lagu xir xiray 24kii saac ee la soo dhaafay dad u badan dhallinyaro oo lagu tuhmay in ay ka tirsan yihiin ama ay ku xiran yihiin ururka Shabab ee somalia,sida uu BBCda u sheegay guddoomiyaha gobolka togdhdeer. >>Akhriso>>
|
| |
|
SHIR KU SAABSAN BUHODLE AIRPORT SOMALIA (BAS)
Sep 05, 2010
WAXAA DHAMAAN JAALIYADA SHARAFTA LEH EE SSC EE DEGAN MINNESOTA IYO NAWAAXIGEEDA LAGU MARIQAADAY CASHO SHARAF IYO WARBIN LAGA HADLI DOONO AIRPORTKA BUUHOODLE. >>Akhriso>>
|
| |
|
Madaxweyne Shekh Shariif Sheekh axmed iy Ra’iisalwasare Mudane Cumar Rabdirashid Cali Sharma arke ayaa ka baydhay Wadadi
Sep 05, 2010
Madaxnimada ay ku fadhiyaan waxaanna aad ku arkaysaan Shaxdan hoos ku qoran sida Xilalka Madaxda Maamulka Dowladda Beeluhu u kala haystaan hadda, waana sidan >>Akhriso>>
|
| |
|
Agaasimaha Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo Maxkmadda Rafcaanka La Horkeenay.
Sep 04, 2010
Waxaa maanta la horkeenay maxkmadda rafcaanka ee Gobolka Bari Cabdifataax Jaamac Mire agaasimaha Horseed Media oo 22-kii casho ee la soo dhaafey ku xirnaa Xabsiga weyn ee magaalada Bosaso, kadib markii lagu xukumey 6 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed, taas oo uu ku muteystey waraysi ay idaacaddu ka qadey nin dagaal kula jira maamulka Puntland Shiikh Maxamed Siciid Attam. >>Akhriso>>
|
| |